Home Wararka Maanta Xukuumada Puntland Oo Cuduro La Ciribtiray Ka Daaweysay Xoolaha Maamulka Galmudug

Xukuumada Puntland Oo Cuduro La Ciribtiray Ka Daaweysay Xoolaha Maamulka Galmudug

289
0
SHARE

Puntland ayaa ka daaweysay cuduro 10 sano ka hor la dabar gooyay xoolaha ay wataan qoysas kasoo hayaamay deegaano hoosyimaada maamulka Galmudug, ka dib markey tiimam ka socda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland kula kulmeen deegaano ka tirsan Gobolka Mudug, kuwaas oo qeyb ka ahaa dhakhaatiir todobaadkii hore Wasaaraddu u dirtay dhamaan Gobolada Puntland.

Dhakhaatiirta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa sheegay inay ka daaweeyeen Xoola dhaqatada kasoo jeeda Galmudug cuduro ay ka mid yihiin cudurka Sanbabka,Cabeebka,Cadhada, Dhamiijada iyo Cuduro kale oo 10 sano ka hor laga ciribtirey dhamaan deegaanada Puntland,

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here