Home Wararka Maanta Wasiirka Arimaha Gudaha Mr Juxa Oo Kulan La Qaatay Waxgaratka Gaalkacyo Ee...

Wasiirka Arimaha Gudaha Mr Juxa Oo Kulan La Qaatay Waxgaratka Gaalkacyo Ee Dhinaca Galmudug

322
0
SHARE

Wasiir Juxa ayaa waxgaradka Gaalkacyo ee Galmudug kala hadlay nabadeynta magaalada Gaalkacyo iyo sidii looga hortagi lahaa in uu markale dagaal ka dhaco Gobolka Mudug, isagoona waxgaradka Galmudug ka codsaday in ay hirgaliyaan heshiiskii ay dhawaan magaalada Cadaado ku gaareen madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.

Dhanka kale Wasiir Juxa ayaa Gaalkacyo kula kulmay Wsiiro ka tirsan Puntland iyo Galmudug sidoo kale Wasiirka ayaa kulan kale la qaadan doona waxgaradka Puntland ee magaalada Gaalkacyo, isagoo ka hadli doona mid la mid ah arintaas.

Guddiyo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa shir uga socday Gaalkacyo shalay soo gabagabeeyay, iyagoo ka soo saareen qodob lagu wajahayo nabadeynta Gobolka Mudug.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here