Home Wararka Maanta Sawirro-Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Soomaalida Kunool Kampala.

Sawirro-Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Soomaalida Kunool Kampala.

265
0
SHARE

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in goor dhow uu meel fagaare ah kula hadlo boqolaal kamid ah Soomaalida ku nool dalka Uganda.

Waxaa socota qabanqaabadii ugu dambeysay ee hadal jeedinta Madaxweynaha iyo halka uu ka jeedin lahaa, iyadoo ay sugayaan shacab badan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here