Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Faah faahin 15 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay xarunta Degmada...

SAWIRRO:-Faah faahin 15 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay xarunta Degmada Wadajir!

495
0
SHARE

In ku dhow15 qof ayaa ku dhintay in kabadan 20 kalana waa ay ku dhaawacmeyn qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Xarunta Degmada wadajir.

Gaadiidka Gurmadda deg dega ah ayaa goobtaasi gaaray si ay u caawiyaan dadka dhaawaca ah waxaana wadayaasha gaadiidka Amabalaaska ay  sheegeen in ay arkeen meydadka dad gaaraya ilaa 9 qof oo halkaasi ku dhintay.

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxa ayaa waxaa ka mida Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Wadajir Cumar C/llaahi Xasan.

Waxaa bur buray dhamaan Dhismihii xarunta degmada waxaana Mas’uuliyadda weerarkaasi sheegtay Al-shabaab.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here