Home Wararka Maanta Sawiro+Muqaal:-Madaxwayne Gaas Oo Gaarii Noha Ah Gudoonsiiyay Ardaygii Ku Guulaystay Tartanka Qu’aanka...

Sawiro+Muqaal:-Madaxwayne Gaas Oo Gaarii Noha Ah Gudoonsiiyay Ardaygii Ku Guulaystay Tartanka Qu’aanka Puntland

283
0
SHARE

Tartankaa  oo galay sanadkii lixaad Ee  heer puntland ah islamarkaana ay kaqayb galayaan dhamaan Dagmooyinka Puntland waxaa sanadkaan kaqayb galaya  34 oo kakala socday 10Degmado.

Ardaydaan oo ah ku wii kasoo baxay is reeb reebka Degmooyin  ayaa ugu danbayn Garowe ku galaya Tartan ay ku hananayaan Kaalimaha Hore .

Furitaanka Tartanka Qur’aanka Waxaa Kasoo qayb galay Wasiirka Wasaarada  Cadaalada Dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac  \Gudoomiyaha Tartanka Sh Axmed Yuusuf Daad/ Madaxda sare Ee Mu’asasada Al-minhaaj  Gobolka Nugaal Sh Mukhtaar Axmed / Culima Aw Diin Iyo Boqolaal Dadweyna ah oo masjidka Al-Huda Soo Buuxdhaafshay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here