Home Wararka Maanta DAAWO:-Senator Cabdiraxmaan Faroole oo Eedeyn Kulul u Jeediyay Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil

DAAWO:-Senator Cabdiraxmaan Faroole oo Eedeyn Kulul u Jeediyay Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil

372
0
SHARE

Cabdiraxmaan Farole oo kamid ah Aqalka Sare Barlamanka Somalia, ayaa si faah faahsan uga hadlay marxaladihii uu soo maray Dastuurka dowladda Federaalka Somalia, xilli magaalada Garowe uu joog wafdi kasocda dowladda dhexe oo wada qorshayaal ku aadan dib u eegis lagu sameeyo Dastuurka dalka.

Farole, oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in dastuurkan lagu saxiixay magaalada Nairobi kuwaasoo ay qalinka ku duugeen lix saxiixe oo kasocday dowladda dhexe, Puntland, Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaac, kaasoo damaanad qaade ka ahaa Wakiilkii markaas u joogay Qaramada Midoobay  Somalia Augustine Philip Mahiga.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here