Home Wararka Maanta SAWIRRO XUL AH SAWIRRO XUL AH:- Sida ay u socdaan howlgalada ay...

SAWIRRO XUL AH SAWIRRO XUL AH:- Sida ay u socdaan howlgalada ay ciidamada xasilintu ka sugayaan amniga Caasimadda!

489
0
SHARE

Tan iyo markii Gudiga Amniga qaranka ay amreen in la xaqiijiyo amaanka Caasimadda dalka isla markaana la guda galay bisha Ramadaan waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday howgal lagu xaqiijinayo amaanka oo ay wadaan ciidamadaa xasilinta amniga caasimada.

Ciidamada amaanka Soomaaliya  ayaa tan iyo markii ay bilaabeen howlgalada waxay wax badan ka qabteen hubkii faraha badnaa ee lala dhexmari jiray wadooyinka, iyagoo xakameeyey ilaalada ay wataan masuuliyiinta dowlada oo tiradooda aad loo soo koobay.

Isgoys walba oo ka tirsan Magaalada Xamar iyo wadooyinka xaafada qaarkood ayey howlada ka wadaan ciidamadan iyagoo baaraya gaadiidka iyo shacabka.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here