Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Xarunta Golaha Wakiilada Puntland oo La Casriyeeyay!

SAWIRRO:-Xarunta Golaha Wakiilada Puntland oo La Casriyeeyay!

416
0
SHARE

Waxaa maanta Magaalada Garowe si rasmi ah ugu furmay kalfadhigii 39aad ee Golaha Wakiilada Puntland .

Kalfadhiga ayaa ku furmay jawi aad ugu badalan kalfadhiyadii hore waxaana mar qura lagu baruuray dhisamaha hoolka Golaha Wakiilada Puntland oo muuqaal kale leh.

Sawiro laga soo qaaday hoolka Baarlamaanka Puntland ayaa muujinayo in xarunta si aad ah loo qurxiyay ayna ka muuqato bilic ka duwan kuwii hore.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here