Home Wararka Maanta DAAWO:- Sawirro Cusub oo laga soo qaaday Weerarkii Khasaaraha geystay ee lagu...

DAAWO:- Sawirro Cusub oo laga soo qaaday Weerarkii Khasaaraha geystay ee lagu qaaday Pizza House iyo Posh

486
0
SHARE

Xaalada ayaa haatan caadi ku soo laabatay ka dib markii ciidammada Ammaanka ay soo Afjareen Howlgalkii ka dhanka ahaa Argagixisada weerarka ku soo qaaday Shacabka magaalada Muqdisho.

Ciidammada Ammaanka ayaa ku guuleystay inay dad badan ka soo Badbaadiyaan Maqaayada Pizza Hose oo Maleeshiyada Argagixisada ah ay weerareen.

Halkaan ka Daawo Sawirro Wakaaladda SONNA ay ka soo qaaday Halka uu weerarka ka dhacay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here