Home Wararka Maanta Muuqaal:-Adeegga iyo daryeelka caafimaadka oo si aan hore loo arag u wada...

Muuqaal:-Adeegga iyo daryeelka caafimaadka oo si aan hore loo arag u wada gaaray deeganada Puntland (Sababta).

389
0
SHARE

Tan iyo markii kooxa guur guura oo ka hawlgala deeganada Puntalnd ay asaastay wasaaradda Caafimaadka Puntland waxaa soo baxaysa natiijo wanaagsan oo ku saabsan sida ay uga faa’iidaysteen Dadka nugul ee ku nool gobollada kala duwan ee Puntland.

Xilligii abaarta iyo hadda laga sii baxayaba kooxahani haddana weli shaqada daawaynta iyo baaritaanada waxay ka wadaan degaano badan.

Dad ka mid kuwo la daawayey iyo kuwo ku sugan deeganada ay gaareen ayaa ka hadlay siday uga faa’iidaysteen isla markaana ku tilmaamay hawl bulshada dan weyn u ah iyagoo codsaday inay joogto noqoto.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here