Home Wararka Maanta Turkiga Oo Ka Hadlay Dagaalkii Kadhacay Af-Urur Taageerayna Ciidanka Puntland

Turkiga Oo Ka Hadlay Dagaalkii Kadhacay Af-Urur Taageerayna Ciidanka Puntland

283
0
SHARE

Hadal Qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkiga ayaa lagu sheegay in Dowladda Turkiga ay si kulul u cambaareyneyso weeerarkii xubno ka tirsan Al-shabaab shalay ku qaadeen fariisin Ciidanka Puntland ay ku leeyihiin Galgala oo ka tirsan Gobolka Bari.

“Turkigu waa saaxiibka iyo walaalka dadka Soomaaliyeed, waxaana ka go’an in uu bixiyo nooc kasta oo taageero ah si loo gaaro nabad”  waxaa sidaasi lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxaya Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkiga waxay sheegtay inay sii wadayaan taageeradda ay siinayaan Dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada, kuwaasi oo Dagaal adag kula jira Al-shabaab.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here