Home Wararka Maanta DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Puntland oo Ku Dhawaaqay Guluf Dagaaleed oo Ka dhan ah...

DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Puntland oo Ku Dhawaaqay Guluf Dagaaleed oo Ka dhan ah Ururka Al-shabaab.

359
0
SHARE

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah argagixisada Al-shabaab, kaas oo lagaga safaynayo Dhammaan Degaanada Puntland.

Madaxweynaha ayaa ugu horayn tacsi u diray eheladii, qaraabadii, iyo qaran kii ay ka baxeen dhamaan intii ku nafweydey dagaalkii shalay ay ciidamada Puntland la galeen argagixisada Al-shabaab, kaas oo ka dhacay degaanka Af-urur ee gobolka Hayland , waxaana uu madaxweynuhu ku bogaadiyey ciidamada Puntland sida geesinimada leh ee ay isaga difaaceen burcad dimeedkaasi Al-shabaab.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here