Home Wararka Maanta DAAWO:-Booliska Dalka Mozambique oo Digniin u diray Ragga Bidaarta leh!

DAAWO:-Booliska Dalka Mozambique oo Digniin u diray Ragga Bidaarta leh!

250
0
SHARE

Ciidanka Booliska  ee Wadanka Mozambique ayaa digniin u diray ragga bidaarta leh in ay bartilmaameed u noqon karaa weeraro.

Ciidanka ayaa Waxay sheegeen saddex nin oo bidaar leh in lagu dilay dhawaan degmada Milange Mid ka mid aha ayaa lagala baxay xubnaha jirkiisa.


Saraakiisha Booliska Mozambique ayaa waxa ay sheegeen in raggan bidaarta leh ay dileen dad aaminsan in madaxiisu ku jiro dahab.

Laba qof oo falkan looga shakisan yahay ayaa la xiray oo labaduba ay dhalinyaro yihiin, waxaana Boolisku sheegee iney baaritaano wadaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here