Home Wararka Maanta Tacsi Ku Socota Qoyskii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum...

Tacsi Ku Socota Qoyskii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Barkhad Cali Saalax

340
0
SHARE

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Rajicuun,

Dhamaan  Isimada iyo Siyaasiyiinta iyo weliba ganacsatada magacyadoodu hoos ku qoran yihiin Waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Dhamaan Qoyskii,Eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Alla Haw Naxariistee Siyaasi Barkhad Cali Saalax oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee soo jireenka ahaa,Waxayna marxuumka alle uga baryayaan in uu janadii fardowsa uu geeyo,qoyska,ehelada iyo Asxaabtana uu Samir iyo Iimaan ka wada siiyo.

Halkan Hoose ka Akhriso Liiska Magacyada Tacsida diraya:-

1-Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin.

2-Xildhibaan C/risaaq Cismaan Xasan.

3-Wasiir C/laahi Bille Nuur.

4-Wasiir C/salaan Bashiir C/salaan.

5-Coll.Cumar Afcase Xuseen.

6-Coll.Maxamed Cismaan Manjiino.

7-Coll.Dhakuul Beyr Xuseen.

8-Coll.Cismaan Maxamed Samantar.

9-Dr.Cismaan Cabdi Passenger.

10-Garaad Maxamed Aadan.

11-Caaqil Warsame Muuse (Shaaquuf).

12-Nabadoon Liibaan C.Saalax.

13-Caaqil Cismaan Ismaaciil Barre.

14-Eng.Aadan Yusuf Barre.

15-Dr.C/laahi Jaamac Saalax.

16-Caaqil/Ganacsade Xuseen Gacayte.

17-Nabadoon C/raxmaan M.Yusuf.

18-Caaqil Ayaanle Xasan Qaal.

19-Nabadoon C/qaadir Axmed Ibrahim.

20-Aqoonyahan C/fataax Ugaas Yaasiin

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here