Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Wasiirkii Hore ee Arimahha Dibadda Soomaaliya Hadliye oo ka Hadlay Xiisadda Dalalka...

DHAGEYSO:-Wasiirkii Hore ee Arimahha Dibadda Soomaaliya Hadliye oo ka Hadlay Xiisadda Dalalka Gacanka

704
0
SHARE

Lix waddan oo kala ah Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn, Masar, Yemen iyo Liibiya ayaa xiririka u jaray dawladda Qatar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto argagixisada.

Dalwadda Qatar ayaa gaashaanka ku dhufatay eedaha loo soo jeediyey, waxayna sheegtay in aanay meel haysanin tallaabada ay dawladahaasi qaadeen.

Haddaba waxaa goor dhowayd xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhex dhalatay waddamada Carabta aan ka waraysanay wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here