Home Wararka Maanta DAAWO:-Amiirka Dalka Kuweit oo booqasho deg deg ah ku gaaray Dalka Sacuudiga!

DAAWO:-Amiirka Dalka Kuweit oo booqasho deg deg ah ku gaaray Dalka Sacuudiga!

508
0
SHARE

Amirka dalka Kuweit Sheekh Sabah Al Ahmad Al Jaber Al Sabah ayaa booqasho deg deg ah ku gaaray magaalada Riyadh ee Caasimadda dalka Sacuudiga.

Booqashada Sheekh Sabaha Kuweit  ayaa timid kadib markii uu khilaaf xoog leh ka dhex curtay qaar ka tirsan Dowladaha Khaliijka sida Sacuudiga ,Baxreyn, Masar iyo Imaaradka  oo dhinac ah iyo Dowlada Qatar.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here