Home Wararka Maanta Akhriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada Madaxweynaha Puntland uu dhowaantan Magacaabay.

Akhriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada Madaxweynaha Puntland uu dhowaantan Magacaabay.

1135
0
SHARE
Halkan Hoose ka Akhriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada Madaxweynaha Puntland uu dhowaantan Magacaabay.
1.Cabdiraxmaan Barkhad Warsame Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka-Dhulbahante, Bah Ararsame.
 
2.Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib Udhiska Iyo Horumarinta Puntland-Reer Maxamuud, Majaeerteen
 
3.Maxamuud Faarax Beeldaaje loo magcaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyadda-Cali Jibraahiil, Majeerteen.
 
4.Yaasiin Cabdi Seed Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare-Cumar Maxamuud, Majeerteen.
 
5.Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda-Dishiishe
 
6.Cabdifataax Xasan Xuseen (Waloore) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka-Leelkase.
 
7.Aamina Maxamed Cabdulaahi Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada-Nuux Cumar, Warsangeli.
 
8.Cabdirashiid Cali Geele Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga- Gaashaanbuur, Warsangeli
 
9.Cabdiweli Maxamed Yuusuf Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud dib u dhiska-Majeerteen. Cabdiraxiin Saleebaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here