Home Ciyaaraha SAWIRRO:-Dunida oo ka naxday Xidigii Caanka ahaa ee Cheick Tiote oo Geeriyoodey

SAWIRRO:-Dunida oo ka naxday Xidigii Caanka ahaa ee Cheick Tiote oo Geeriyoodey

554
0
SHARE

Cayaaryahankii hore ee kooxda kubada Cagta Newcastle United Cheick Tiote ayaa Geeriyoodey isaga oo kujira Tababar Naadi heerka labaad ah oo uu u dheelayey.

Cheick Tiote ayaa Wadanaha laga qabtay isaga oo kujira Tababarka kooxda kubada Cagta Beijing Enterprises Waxaana uu ku geeriyoodey isbitaal la dhigay Wax yar kadib markii wadanaha laga qabtay.

Xidigaan oo geeriyoodey isaga oo 30 Sano jir ah ayaa isbitaal ka dhigay 6 galabnimo Saacada dalka Shiinaha kadibna waxa uu Geeriyoodey 7 dii fiidnimo Waxaana meydkiisa hada lagu hayaa faranjiyeer uu lahaa isbitaalka uu ku Geeriyoodey.

Tiote ayaa ahaa Cayaaryahan Muslin ah waxaana lasheegayaa in uu soomanaa 10 kii Maalmood ee lasoo dhaafay isaga oo diidey in uu qado iyo quraacba Cuno.

CHEICK TIOTE

Born: June 21, 1986

Nationality: Ivorian

Clubs: Anderlecht, Roda, Twente, Newcastle, Beijing Enterprises

International caps: 52 (1 goal)

Honours: Belgian First Division (2006, 2007); Belgian Super Cup (2006, 2007); Eredivisie (2010); Dutch Super Cup (2010); Africa Cup of Nations (2015)

Cayaartoy badan oo Caalamka ah ayaa si Naxdin leh uga hadashay geerida Cayaaryahankaan.

https://qalinkacayaaraha.com/

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here