Qaahira:-Dowladaha Masar Sucuudiga Imaaratka Iyo Baxrayn Ayaa Calaaqaatka U Jaray Dalka Qatar dowladahaaan calaaqatka U jaray dalka qatar ayaa ku eedeeyay in ay qadar taageerto kooxaha argagixisada ah iyo waliba in ey qadar faragalin ku hayso dalalkaas aan soo sheegnay wakaaladaha wararka dalalkaasi ayaa Goor dhoweed ku dhawayaq in ey calaaqadka u jareen dalkaasi qatar waxaa kale Ey wararku intaas Ku Darayaan in dalalka sacuudiga iyo baxrayn ay ka xirteen dalkaasi qadar dhamaan xuduudihii Ey lalahaayeen bad iyo bari iyo waliba hawada sare isla markaasna ey u yeerteen safiiradoodi ka joogay xarunta dalkaasi qatar ee dooxa. wixii warar ah oo ku soo kordha gadaal ayaan idin kala socodsiinaynaa,Hoos Ka daawo Muqaal
Home Wararka Maanta Dag Dag Dowladaha Masar Sucuudiga Imaaratka Iyo Baxrayn oo Calaaqaatka U Jaray...