Saturday, August 18, 2018
Home 2017 June

Monthly Archives: June 2017

Bil kadib Dowladda Qadar oo ka guuleysatay Go’doomintii Sacuudiga!!Wax ka Ogoow Guusha Dowlada Qadar!!

Dhamaadka Bishan Jun iyo Ramadan waxaa dhacay labadii go'aan ee ugu saameynta iyo hadal heynta badneed Qarnigaan Gacanka Khalijka, Gobalka Bariga dhexe, Dunida Islaamka...
video

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Oo Lagu Wado In Uu Isku Soo Dhiibo Maamulka Koonfur...

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=uLUcsswvRa4]
video

Alshabaabkii Lagu Jebiyey Galgala Oo Magangelyo Ka Helay Soomaaliland.

Warar ka imaanayo shacab badan oo ku nool deegaano hoos yimaada maamulka Somaliland ayaa xaqiijinaya in dagaalyahano ka tirsan ururka Al Shababaan oo deegaanka...

Ururka:-Midowga Afrika Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Aloosan Wadamada Khaliijka Carabta.

Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde ayaa ka hadlay xiisada u dhaxeysa Dowladda Qadar iyo qaar ka tirsan dalalka Carbeed, Wuxuuna...

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobalka Sh/Dhexe

Wararka naga soo gaaray gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan gobalkaas uu ka dhacay Dagaal Khasaaro Gaystay oo u dhaxeeyay ciidamada...

Amiir Maxamed Bin Salmaan sida uu ugu takrifalo Hantida Umadda

Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salamaan ayaa Sanadkii 2015 dalxiis kutagay dalka Faransiiska gaar ahaan xeebaha koonfureed ee dalka,wuxuu bildhaan ka arkay markab...

DAAWO:-Ismaaciil Madar ee Imaaraadka Laga celiyey oo Dowladda Qadar Casuumad ka helay

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Qadar ayaa soo dhowayn Balaadhan ugu Samaysay Masaajidka uu iimaamka ka yahay Sheekh C.rashiid Cali Suufi, Ismaaciil Cumar...

SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo shir guddoomiyey kulanka guddiga Amniga Badaha

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay arrimo dhowr ah oo la xiriira badda...

Sawirro-Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhoweeyey Degamda Eyl.

Eyl:-degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in degmadaasi uu dhowaan gaarey wasiirka arrimaha gudaha iyo dibu-heshiisiinta ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi...

Block title