Home Wararka Maanta SAWIRRO:-Diyaarad ku soo dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde!

SAWIRRO:-Diyaarad ku soo dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde!

541
0
SHARE

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ku burburtay Diyaarad ay leedahay Shirkada Bancroft, waxaana la xaqiijiyay in khasaaro uusan ka dhalan maadaama dadkii saarnaa ay u suurta gashay inay ka boodaan.

Diyaarada ayaa markii hore soo gudbisay Fariin deg deg ah oo ay ku sheegeyso cilada heysata oo aheyd in diyaarada ay lugaha u bixi waayeen balse ugu dambeyn waxay ku burburtay garoonka.

Shirkadda Bancroft oo ah shirkad laga leeyahay Mareykanka ayaa Ciidamada AMISOM ka taageerta dhinacyada tababarka, la talinta amniga.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here