Home Wararka Maanta Shan Nin Oo Lagu eedeeyay in ay Al-Shabaab ka tirsanyihiin oo maanta...

Shan Nin Oo Lagu eedeeyay in ay Al-Shabaab ka tirsanyihiin oo maanta lagu riday xukun dil ah!

391
0
SHARE

Maxkamada dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan nin oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin dagaalayahanada Al Shabaab .

Ragan Maxkamada xukunka dilka ah ku riday ayaa xiliga la qabanayay waxa ay la socdeen gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu weeraro xarumo kuyaala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Halkan ka Akhriso Magacyada raga xukunka dilka ah lagu riday

Cabaas Ibraahim Aadan 26 sano jir ah
Ibraahim Maxamed Canshuur 20 jir ah
Dhaqane Aadan Cabdi Xasan 25 sano jir ah
Aadan Nuur Aadan 27 sano jir ah
Nuur Cabdi Aadan Isaaq 27 sano jir ah

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here