Home Wararka Maanta MUUQAAL:-Madaxweyne Gaas oo Fariin Hambalyo ah u diray Umaddaha Muslimiinta gaar ahaan...

MUUQAAL:-Madaxweyne Gaas oo Fariin Hambalyo ah u diray Umaddaha Muslimiinta gaar ahaan Reer Puntland

243
0
SHARE

Madaxweyanaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u diray dhamaan umaddaha Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Puntland munaasabada bilshada bisha barakeysan ee Ramadan oo maanta kow ah.

Madaxweynaha ayaa Shacabka Reer Puntland ugu baaqay in ay is cafiyaan isla markaana ay is kaalmeeyaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here