Home Wararka Maanta MUUQAAL:-Madaxwaynaha Puntland oo Soo Gabagabeeyey Safarkiisii Ugu Danbeeyey ee Finland.

MUUQAAL:-Madaxwaynaha Puntland oo Soo Gabagabeeyey Safarkiisii Ugu Danbeeyey ee Finland.

182
0
SHARE

Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamad Cali Gaas iyo booqashadiisii Finland ee ay soo agaasinta Dalladda qurbajoogta Puntland ee Yurub #PEDAN.

Boqashada madaxwaynaha ayaa muddo 4 cisho ah qaadatay, isagoo shirar muhiim u ah Puntland iyo Soomaailyana la qaatay qaybo mihiim ah oo dawladda Finland kamida, sida, Baarlamaanka, Wasaaradda Afrimaha Dibadda, Chamber of Commence, iyo hay’ado kale.

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale safar shaqo ku tagay wadanka Estonia Magaalada Tallinn kulana la qaatay maalqabeen u dhahay wadanka Estonia.

Wafdiga madaxwaynaha ayaa sidoo kale kulan la qaatay Duqa magaalada Vanta ee wadanka Finland.

Kagabogo video ga hoose oo uu kuu diyaariyay TV ga Puntland oo tabinayay socdaalka madaxwaynaha.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here