Boqorka ayaa Alle oga baryay in Kheyrka Bisha barakeysan ee Ramadaan uu siiyo Umadiisa Islaamka ah ee Somaliyeed,
Dhinaca kale Boqorka ayaa ugu Baaqay Shacabka Somaliyeed iney ka fa’ideystaan Kheyrka Bisha Barakeysan, Ayna caawiyaan walaaloohada Aan heysan waxey ku afuraan