Home Arimaha Bulshada Puntland oo si Kulul uga Jawaabtay eedeyn uga timid dowlada Federaalka ee...

Puntland oo si Kulul uga Jawaabtay eedeyn uga timid dowlada Federaalka ee Soomaaliya

623
0
SHARE

Puntland ayaa si adag uga jawaabtay eedeyn dhawaan uga timid Wasiirka Kaluumeesiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi , oo ku eedeeyay Puntland in ay fashilisay shir ka dhici lahaa Jaziirada Seychelles.

Wasaarada Kalluumeesiga Puntland ayaa beenisay in ay fashiliyeen shirka ka dhicay lahaa Jaziirada Seychelles , waxa ayna ku eedeeyay Wasaarada Kalluumeesiga Xukuumadfa Soomaaliya in iyadu diiday in ay saxiixdo waxa ay ku heshiiyeen.

Puntland waxay ku eedaysay wasaaradda kalluumaysiga federaalka inay shirkii muqdisho ay ku soo bandhigtay Macluumaad laga soo minguuriyay wadamo kale, kuwaas oo si khaldan looga dhigay in baddeenna laga soo ururiyay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here