Home Wararka Maanta SAWIRRO XUL AH:-Magacyada iyo Beelaha ay Ka soo Jeedaan Gudoomiyayaasha Cusub ee...

SAWIRRO XUL AH:-Magacyada iyo Beelaha ay Ka soo Jeedaan Gudoomiyayaasha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Dhameystiran!

1106
0
SHARE

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdidsho Taabit Cabdi Maxamed ayaa caawa shaaciyay in uu xilkii ka qaaday 15-kamid ah Gudoomiyaashii Degmooyinka gobolka Banaadir, waxa uuna magacaabay Gudoomiyaal cusub oo bedelaya kuwii hore.

Waxaa xusid mudan in Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Banaadir qaarkood la siiyay beelo aan horey Gudoomiye degmo uga noqon Gobolka Banaadir 26-kii sano ee lasoo dhaafay, waxaana beelahaasi yihiin Daarood gaar ahaan Majeerteen iyo Dir.

Gudoomiyaasha cusub ee Degmooyinka gobolka Banaadir waxaa sidoo kale kamid noqday gabdhihii ugu badnaa ee Noqda Gudoomiye degmo, waxa ayna heleen haweenka in ay Gudoomiye ka noqdaan 5-kamid ah Degmooyinka gobolka Banaadir.

Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Gudoomiyaasha Cusub ee Degmooyinka gobolka Banaadir

1- C/fataax Nuur Cali (Yaanyo) Degmada Kaaraan: Abgaal Reer Mataan

2-Axmed Xasan Maxamuud Degmada Yaaqshiid : Abgaal Cabdalla Caroone

3- Cumar C/llaahi xassan Degmada Wadajir : Abgaal Daa’uud

4-C/wali C/llaahi Maxamed :Degmada Xamar Jajab : Abgaal Warsangali

5- Zainab Yuusuf Wehliye : Degmada Boondheere :Abgaal Waceysle

6-Maxamed Axmed Cantoobo :Degmada Hodan : Habar Gidir Ceyr

7- Rowdo C/llaahi : Degmada Waabari : Habar Gidir Salemaan

8- Zainab Maxamuud Warsame: Degmada Wardhiigley : Habar Gidir Sacad

9-Cabdikariin Cali Kaar :Howl-Wadaag -Murusade -Foor Culus-Habar Maxamed- Hilibi

10- C/wali Nuur faarax Fagalax -Dayniile -Murusade -Foor culus Habar Ceno -Reer Ugaas

11- Basmo Cumar Axmed -Degmada Shangaani -Reer Xamar- Camuudi

12-Cumar Shariif Maye Degmada Xamer-weyne – Reer Xamar Bandhaboow

13- Caafiyo Sheekh Cali Jimcaale :Degmada Shibis- Xawaadle

14-Sharmaarke Maxamed Ladane- Degmada C/casiis- Daarood Majeereen

15- C/raxmaan Siid Cali -Degmada Dharkeynley -Dir

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here