Home Arimaha Bulshada Drs. Maryan Qaasim Axmed oo gaartay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

Drs. Maryan Qaasim Axmed oo gaartay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

462
0
SHARE

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed iyo wefdi ay hoggaaminayso  ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.

Wasiirka iyo Wafdiga ay hoggaamineyso  waxaa Magaalada baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh aadan .

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wado dadaalo wax loogu qabanayo Dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalada Dalka kuwaa soo ay saameysay Abaarta Dalka ka jirta Xiligan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here