Waxaa Maanta si rasmi ah hawada u soo galay wabseedka www.Jubalandtoday.com oo ku soo biiray Mareegtooyinka waraka Soomaaliyeed.
Shabakadan ayaa waxa ay u adeegi doontaa dhamaan shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ,waxeyna si gaar ah xoogga u saari doonta soo tabinta wararka Gobolada Jubaland iyo Soomaaliyaba.
Kala xiriir emailkan jubalandtoday@hotmail.com