Home Ciyaaraha Alex Sandro oo lagu daray Xulka dalka Braziil oo Maanta lamagacaabay

Alex Sandro oo lagu daray Xulka dalka Braziil oo Maanta lamagacaabay

79
0
SHARE

Macalinka Xulka dalka Braziil ayaa Maanta shaaciyey Cayaartoyda Xulka qaranka dalkiisa isaga oo Markii ugu horeysey Sanadkaan oo dhan ku daray daafaca dalka Braziil ee Alex Sandro.

Xulka Selecao.oo isku diyaarinayo laba kulan oo ay lakala dheeli doonaan dalalka kala ah Argentina iyo Australia.ayaa waxaa loogu yeeray Cayaartoy Waa weyn oo ka dheesha intooda qaarada yurub.

Brazil squad to face Argentina and Australia:

Goalkeepers: Diego Alves [Valencia], Weverton [Atletico-PR], Ederson [Benfica].

Defenders: David Luiz [Chelsea], Gil [Shandong Luneng], Jemerson [Monaco], Rodrigo Caio [Sao Paulo], Thiago Silva [PSG], Alex Sandro [Juventus], Fagner [Corinthians], Filipe Luis [Atletico Madrid], Rafinha [Bayern]

Midfielders: Fernandinho [Manchester City], Giuliano [Zenit], Lucas Lima [Santos], Paulinho [Guangzhou Evergrande], Coutinho [Liverpool], Renato Augusto [Beijing Guoan], Rodriginho [Corinthians], Willian [Chelsea]

Forwards: Diego Souza [Sport], Douglas Costa [Bayern Munich], Gabriel Jesus [Manchester City], Taison [Shakhtar]

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here