Home Arimaha Bulshada Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

62
0
SHARE

Gaari ayaa goor dhow ku Qarxay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, sida Afhayeenka Gobalka Banaadir uu u xaqiijiyay Wakaaladda SONNA.

Gaariga ayaa la sheegay in Ciidammada Ammaanka ay gacanta ku dhigeen ka hor inta uusan Qarxin, waxaana la sheegay inta uu baaritaanka socday inuu Qarxay Gaariga.

Ilaa iyo Saddex Askari oo ah ku Qaraxyada baara ayaa la sheegayaa inay ku geeriyoodeen Qaraxaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here