Home Arimaha Bulshada Howlgal Saakay laga Sameeyay Gobolka Hiiraan

Howlgal Saakay laga Sameeyay Gobolka Hiiraan

23
0
SHARE

Howlgalladaan ayaa imaaday kaddib markii kooxo ka tirsan Maleeshiyaadka Alshabaab ay soo gaareen waddooyinka u dhexeeya magaalooyinka Buula Burde iyo Jalalaqsi si ay u Go’doomiyaan dadka shacabka ah.

Saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya aya sheegay in howlgalladaas lagu Soo qab qabtay sideed ruux oo hadda baritaanno ku  saabsan waxa ay ahaayeen uu ku socdo.

Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Alshabaab ayaa dhawaan laga saaray  deegaanka Halgan ee bartamaha Gobolka Hiiraan  halkaas oo ay muddo kooxahaasi Shabaabka ah  Dadka ku Dhibaatayn  jireen

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here