Barnaamijka Bandhiga ee Kalsan Tv ayaa lagu falanqeeyay arimo Xasaasi ah oo Soomaalida mugdi kaga jiray kuna saabsan dhaqanka siyaasadeed ee Madaxweyne Farmaajo waqtigii uu socdey shirkii london ee Soomaalida loo qabtay
Waxaana lagu marti qaaday aqoon-yahanka Siyaasiga ah ee Maxamed Maxamuud Nuur Caalim iyadoo la weydiyay su’aalo Xasaasi ah sida shirku u dhacay.
Caalim ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweyne Farmaajo Xaqiraad weyn ku sameeyey Madaxda maamul Gobaleed yada ee shirkaa kala Qeyb gasha
Halkan hoose ka daawo Barnaamijka