Home Arimaha Bulshada Australia,oo Xiraysa Xarunta Muhaajiriinta Jaziiradda Manos

Australia,oo Xiraysa Xarunta Muhaajiriinta Jaziiradda Manos

203
0
SHARE

Dowladda Australia ayaa shaaca ka qaaday in 31 ka bisha Oktobar ee Sanadkan ay si rasmi ah u bilaabmi doonto xiritaanka Xarunta muhaajiriinta ee Jaziiradda Manos oo ay iyadu maamusho.

Xarunntaasi oo ah mid si kmg loogu hayo dadka soo galootiga ah, ayaa waxaa iminka ku jiraa 800 qof Qaxooti oo magangalyo doon ah.

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Australia ayaa warkan xaqiijiyay,wuxuuna intaa raaciyay in dadka mgangalyo doonka ee ku jira xeradaasi la gaarsiyay in loo rarayo Xerooyin kale ee Kmg ah.

Inta badan dadkaasi muhaajiriinta ee Xeradaasi lagu hayo  ayaa waxa ay sugayaan in ay aqbasho  Dowlada  Mareykanka  iyadoo la fulinayo heshiis hore ee dib u dejinta qaxootiga ee ka soo noqonaya dalka Australia.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here